U Diyaargarowga Kulliyadda & Shaqada
Saint Paul Public Schools waxay ka go'an tahay inay ka caawiso ardayda inay u diyaar garoobaan nolosha dugsiga kadib. Degmadu waxay adeegsanaysaa lacagaha Qorshaha Samatabbixinta Mareykanka si ay u maalgeliso manhajka kulliyadda iyo shaqada la xiriira iyo sidoo kale barnaamijyada xagaaga iyo dugsiga kadib si loo kordhiyo ka qaybgalka ardayda loona diyaariyo ardayda waxbarashada dugsiga sare kadib iyo fursadaha shaqo ee dugsiga sare kadib.
Waxbarashada gaarka ah
U Diyaarinta Ardayda Kulliyada iyo Xirfadaha
Xagaaga iyo Barnaamijyada Dugsiga Kadib
- Extended Day for Learning Plus (EDL Plus) iyo Hagaajinta Dugsiga Xagaaga
- Balaadhi Barnaamijka Dugsiga Kadib Dhammaan Dugsiyada Dhexe
- Kobcinta Fursadaha Ciyaaraha Fudud
- Dugsiyada Xoriyadda Xagaaga



