Aqoonyahano
Dugsiyada Saint Paul Public Schools ahaan, waxaan ku dhiirrigelinaa ardayda inay si dhab ah u fikiraan, ku dedaalaan riyooyinkooda oo ay beddelaan adduunka. Si loo daboolo baahiyaha arday walba, waxaynu bixinnaa manhaj ku salaysan cilmi-baaris iyo caddayn, agab iyo horumarinta xirfadeed ee shaqaalaheenna, iskoolladeenna iyo barnaamijyadeenna la jaanqaadayo heerarka waxbarasho ee gobolka iyo qaranka.