Bulshada
Degmada SPPS iyo Jaalliyadda
Bulshadeenu waxay ka ciyaartaa door muhiim ah dugsiyadeena. Waan ka mahadcelineynaa taageerada Saint Paul ay siiso iskoollada, waxaanan ku faraxsanahay adeegyada aan siino xubnaha bulshada. Hoos waxaa ah dhowr siyaabood oo muhiim ah oo aad uga qayb qaadan karto Dugsiyada Saint Paul Public Schools.